- Habooney Ilhaan
- Haada iyo shimbiraha
- Heybad adaa ka sidatee
- Hanaankaaga wacanbaa
- Halbowlaha igooyoo
- Hurdo waan ka quustee
- Hud-hudka iyo shimbirahaa
- Haatuf iigu sheegay
- Hadaad aragto Ilhaan
- Hamuuntaada caashaq iyo
- Hamigaada u sheeg
- Hidihii dhaqankaad
- Huunooy sidataa
- Ha’ii jabinin nacabkee
- Hiil ii noqo abaayo
- Hadalkaan oran lahaa
- Hoosta adaa ii dhigtee
- Huunooy waaban kaa helay
// CDATA[
var gaJsHost = ((“https:” == document.location.protocol) ? “https://ssl.” : “http://www.”); document.write(unescape(“%3Cscript src='” + gaJsHost + “google-analytics.com/ga.js’ type=’text/javascript’%3E%3C/script%3E”));
// ]]> //
var gaJsHost = ((“https:” == document.location.protocol) ? “https://ssl.” : “http://www.”); document.write(unescape(“%3Cscript src='” + gaJsHost + “google-analytics.com/ga.js’ type=’text/javascript’%3E%3C/script%3E”));
// ]]> //
Filed under: Uncategorized |
masha allah gereer.com aya ka mabeese duqa kkkkkkk lkn shiinbiir qudha aya ku tilmamtee akakkaka
Hana thanks geeraaro hadii ad heysid ama aad hal abuuri karto geeraarka waan soo dhaweyneynaa fikirkaada
mahadsanid marlabaad
Qorax soobaxeysuu Qadir kuu ekeysiiyoo
Qiyaastii Waxaad tahay Qalanjadii Aduunka
Qada hore tilabada sida aad uqadiyo sidu Eebe
maqiyaasi karayo
Qali eyey jaceylbad qadsiisey nafdeydo qiso an dhaman baad qadsiisey nafdeydo naf kujecel aduun yada qaracmaysa awadaa qosol beena iyo il
logamadhigo Qaxariyo dhibatiyo Qandho aan goeynbaad uqorsheysey nafteydoo wabadqudhsaneysaa
naf wax jecel
oh thanks walaalo for you are all talk to me walaalo ilahey haku barakeya thanks aniga aya mar idin la so socodsinaya inash allah
War akhyarey gabar hadad is wada jeceshihin ey nafteda ka jeceshahay adna aad ka jeceshahay naftada jaceyl dhab ah u yahay haduu walalked dhaho ado jaceyl iyo afarihis ka shekeyna hadan ku arko berka ka xashiraa maxa lasameyna? Waana sediga ninku yaaaaaaaab
bishoo ku jecel bakool maxaay kuu sheegee nagaatoo ku rabto seedi muxuu kuu sheegaa looma joojiyo ayagaa la isku diraa kkkkkkkkk
hadii dumar asluubiyo
dabci fiican leeyahay
dulqaad tii u dhalataay
dadnimadiyo sharafta
duco waalidkeyd
tii loogu daraay
daacadnimo waxaa hela
danahooda taam noqon
duulkii ilaah iyo
diintiisa caabuda
dariiqii rasuulkana
aan dacalka dhaafine
waxaa ugu danleeyhay
waa maalmo duniduye
dumar taan ka doortaay
ila garo danteydoo
dowga toosawan ii raac
thnks bro for the geeraarka aad ku u macaanta badan ee aad nagu soo kor dhisay
wooooooooooooooooow caadi ma ahan geeraarkaan waa i cajabiyay bro
Waaaah waaaah waxasaa ka geeraar ah al mu.alif wanku salamay wadadi fanka ayad toos udhax qaaday ana hada kudar sado iga dhageysta heee
hadaan lees ku dhimaneen nafta leesku dhiibeen soo maahan dhalanteed
bar wadnaha ku taaloo iku baahday weeyow barshada jacelkan adaa iku beeray
shalayneh iku soo ordeesay maantane ika sii ordeesa waacajiib
waaaaaaaaaaaaaw caadi mahan
MASHAA ALAAAAH TABARAKA LAA ILAAH HAKU DHOOWRO BRO
waw waxan a kaa geraar ah
haaaaaaaaaaaaaaa wan kadan beeyaa runti jaceylka wan qadariya sidookale waan soo dhawey yaaaaaaa labaanaha is jecel wan xushameyaaaaaaaaaa qof si dhab ah wax ujecel ma lug gonayo jaceylka aqyarta runti markan kahadlo ireyga jaceyl lama qiyaasi karo waa iray xambarsan macno aad uweeyn marka yaa lafudu deeysan ereyga jaceyl wiilasha somaliyey yesan lug gooyi walaalahood soomaliyed bena yesan usheegin gabdhaha soo maliyed sidoo kale gabdhaha yesan ben usheygin walaalhood ee kuberin jaceyl xad dhaf ah jaceylka sidiisabo waxuu ku soo maraa halmarah hadaad ku gulesato wasidii larabay had ku gulesan weydo waa murugo marka aqyarta jaceylka halag sheego runta aas askiisu waa runta marka hakaaaaaaaaa ayaan uga baxayaaaaaaaaaaaaaaaa waligaa jir calan yahoow jaceylka byyyyyyyyyyyyyy
Aqiyarta dhaman wad salamantihin salan kadib maka dhiban karaa raayigeyga meshan
walaalayaal wan idin salamay dhamaantiin run ahaantii dadka waxbaa isga dhex yaacsan dunidaan dadka ku nool yar iyo weyn way ogyihiin inuu jaceel jiro sxbayaal wuu jiraa jaceel lafuhuu jajabiyaa walaal fanaan ayaa hada ka hor ka jawaabay jaceel waxa uu yahay waxaana la dhahay waa maxay jaceyl waa macaan amba waa qaraar kolba waa siduu kugu soo maree sxb believe or not jacelku wuu nala dhashay bye see you guys
# Habooney Ilhaan
# Haada iyo shimbiraha
# Heybad adaa ka sidatee
# Hanaankaaga wacanbaa
# Halbowlaha igooyoo
# Hurdo waan ka quustee
# Hud-hudka iyo shimbirahaa
# Haatuf iigu sheegay
# Hadaad aragto Ilhaan
# Hamuuntaada caashaq iyo
# Hamigaada u sheeg
# Hidihii dhaqankaad
# Huunooy sidataa
# Ha’ii jabinin nacabkee
# Hiil ii noqo abaayo
# Hadalkaan oran lahaa
# Hoosta adaa ii dhigtee
# Huunooy waaban kaa helay
waa macaan wlhi jcl waayo waayo ayuu isoo xasuusiye wad ka baxsatay lolz
waaaaaaaaaaaaaaw
waaaa jiraa
wooow waan ka helay gerarakaan adbaan ujeclahy aqriska jacaylka geraradooda thnks wallakis qofka so qorayoow
thanks bilicsan in aan soo badino aan aan isku dayeenaa jaceylka iyo geeraradaba
wasmo and jaceyl which one is better frist???????????????????????????????????????????????????????????
jacelka aa ka horreeya wax walbo bro thnx
yaa rabi
wasmo micinaheeda ma taqanaa hota waa adiga iskaga soo booday wasmo ???
dad ka jaahilinta ah waqtiga iskaga ma dhumino duqa ee gacal ka ha iskaga boodin ayaan ku oran lahaa abdirahman cade .
teeda kale hadeey fikiradaada sidaan tahay aragaaganeh siduu u yalaa ii sheeg duqa loollz ?????????????????/
jwb?
Akhyaarta waan idin salaamay salaan ka dib waa jira jaceyl
Waaaw waaw waxaas ayaa geeraar lagaa dhahaa
Masha allah Waa geeraar macaaan ku soo dhowaada aqyaarta
waad ku mahsanatahay abwaane ana waxa ilulaya jcyl waxan kaa rabaa talo bixin mahadsanid
thnx salmaan jacelku horta walaal waa wax aad u dhibadan ilaah marka hore ka bari shartiisa in uu ilaah kaa xijaabo
midda labaad jaceylku wax qaanuun uu leyahay oo lataaban kar malahan see ila tahay aniga midda kale ogsoonow haddi qofi dhalin yaro ah ka sheegto qoftuu jecelaay in eey si xun mar walbo ula dhaqmeyso iyo madax adeegeeda in ku jiro qalbigiisa labadeeda gacnood .midda kale waxaa jidho maah maah oraneysa jaceylku waa mid ka dareensiiyo kan wax jecel amni qofka uu jecel yahay haba kafogaatee xataa
waxaan umaleynaa bro in aad wax kafaa iido talooyinkaan thnx
haa hadaan hal su aal lii weediiyio waa amaxy jeceeel? ninkii jwbteeda haayaa waxoo ku soo diri karaa emailka eh (ibnuosman@hotmail.com)
sxb haddaan kaaga jawaabo su aashaada jaceylku waa dareen waalan oo dhex maraya labo qof ,waxaana kaloo jidha maah maah oraneysa oo inlish ah jaceylku waa sida dagaalka oo kale si fudud buu ku bilaaban balse si sahlan ku dhamaanin
“Love is like war: Easy to begin but hard to end.” – Anonymous
Waw
Lilaahi bey ìga tahay lahaanshaha jaceylka laabteyda saaqay ladaneey lumisay kalsonidii aana lahaa ladantaada u ban dhig lurkaan heyga leexan adaa ku lifaaqan laabtuye malyuunWaa ka qaaday salaantada qaaliga ahey gacaliso aniga waxaa ii mac erayadaada ayaga ayaana ìgala wanaagsan geeraarka igalana qiima badan dhemanka qaali aad baan u ladanahay 100% in aad iso wacdana waa ley sheegay lakin kuma sowicin waayo waxa ay aheyd waqti dambe anna xoga hurda aya igu jiray qaashaney walaahi runti anigaba waxaan aad ugu heysaa farimahaada markan helana waxaan akhriyaa in badan ayagaana ka dhigtaa wehel macaanto qof loo xanaaqaa miyaa iga tahay maya raali waan ka ahay e adna iga raali noqo maxaa yelay inti yareed e aan warqadan kaala so daahay waxaa macquula in aad dhahday hanad maxa helay ok macaanto lakin marka u hadalka ishegayay waan hurdayay waxan maqlayay o kaliya waxan ku soo dhahay sawiradi bay ku dhahday hada kadibna masiweydin karo hadalki xaleyto ee maxad dhahday ishegbo taana waa ka sugaa dhan kale kuurbadii jaceeylkaa igu soo kordheeysoo kaa kaaftoomi waayay kalimaadaan ku heeysaa oo ayaa i kaafisay kama kaco hurdoo adaa ku lifaaqan laabta ikaafisay kolba goorta qabowga soo dhaco koleeylba leeygu dhaboo kuma negaado sariirte marbaan kutaalaa kool gabadhaad jecleeyd u tabiside kurbadaan ku heeyso gacaliso warqadkalan ku sodiri doonaa inshaa,alaah lakhn tani hada waxaan ugu tala galay in aad iga faalooto sida xalayto wax u dhaceen mahadsanid gacaliso waxaan lataahaya waa jaceylkada waxaan u tabiyaa hadaΛa waa dartaada waxaan wabirigi ku sowaca waa dartaada wadnahad ku taalaa kaama maarmo wehel kale maqabo ilove u gacaliso waxaan ku rajeynaa cimri dheer caafimad cibaado wanaagsan nolol leh mtstaqbal lagu waaro laguna nasto laguna negaado aamin aamin aamin gacaliso aad baana ku jecelahay ilove u
MAASHA ALLAH WAA GEERAR AAD IYO AAD HOLAC U AH BRO QOFTA WALAASHEEN EE AAD SSASNA U JECESHAHAY IN EEY SIDA AAD U JECESHAHAY SI KASII DARAN IN EEY KUU JECLAADOONTO AAN ALLE KAAGA RAJEYNEYNAA IN UU KULA GARAB GALO
maansha aallaah waxan filaya inad thy wiil wax garad ah jaceylkana si fcn u yaqaan insha aallaah walashay aad jeceshahayna sida aallaah hakaga dhiga aallaah ha isku kiin dhaafa
Kaamil016@hotmail.com
maasha allaah abwaan kaamil aad ayaad ugu mahadsantahay geeraarka aadka umaacan ee aad soo postgareysay thnx
SIDA AAD NOOGU SOO DIRTAY SALAANTA AADKA U DIIRAN BRO SI LAMID AH AYAAN KUUGU SOO MARIHEYNAA HAWADA AND THNX
hamuun jacayl hamuun baan kuu qabaa halbowlaha dhiiga siday iyo howlwadeenkii jirkoo idil heegan be kuu yihiin hadaan kuu jeedi waaye hurdo caashaq maan helin hilowga aan kuu qabo aduunkaas is hareero yaale hoog caloolyoow hurdo xumaan ku noolahahay haasaawe maan helin hilowga aan kuu qabo habeenkii oo idil hareerahan kaa dayaa hamuun caashaq baa i helay heesahay jacaylkuna adaa igy habay dhamaantood horaadkaaga i saaro hamuunta iga gudoon
sxb thnx ceeyduruus bahaloos
waxaan ahay wiil somaiyed
jacaylka waa dagaal joogto ah oo u dhaxeeya, qalbiga iyo maskaxda,
jacaylka dhabta ah waa marka ay isku raacaan inay is jecel yihin
labada lamaane ku dar hee oo isk gaad gaadka isku hayo lollzz
Tixraac oona ku tilmaan qaado tariikhdii lasoo tirinaayay cudur laysku takooroo laysna tabsiin karin waa jacayl tabtiiye inta anan tabcaanin qabri laygu tuurin cudurkaan isoo taabtay wadnahayga tiirkiisa adi weeyeee tartiib ilaqabo mcn
woooooooooooooooow nice one bro
Aniga waxan ahay wiil somaliyeed waxana kunolahay dalka south africa waxan jeclahay inan uso gudbiyo erayada macan iyo geerarada si ay ugu fa’ideystaan walalahayga isjecel iyo kuwa waxa jecel intaba gud luck brothers and sisters
sxb ku soo dhawoow waxii geeraaro ama wax kasto oo aad is leedahay waa ka maqanyihiin goobtaan sxb waa ku soo kordhin kartaa
si loo soo galiyo boggana waxaa noogu soo diri kartaa email ka ah : liita14@hotmail.co.uk
dhalinayaroy iga gudooma salaan ximbaaransan galgaceyl
dhalinyaroy waxaa nadilay oo nolosheena gala reebay waa eraga cadawgaaa oo ah jaceyl waxa uu kakoobanyahay waa 6 eray maxaa laga soo gaabiyay ? intuusa naga soo galay markii hore?
taas beentaada ma ahan sxb lkin haddii loo sabro in aad ku guuleysato waa maxquul bro
waad wada mahsantihiin kuli giin sida aad noogu soo gudbiseyn era macaan
adaa mudan abaayo
maha jacilka wax ben ah hadaba maxa
waawo wad mahad santihin dhamaan dhalinta dadyar waxan idin leyahay guul ku waar sxbyl
salaaan sare dhalinta somali waaayn
Asc wah wah waxas ayaba ka jacayl ah hadka samada duliyo wa usima calaf kkk haku macato sxb
Kkk hadka samada duliyo wa usiman calaf kk
Dabacsanida hadalkiyo dagaanantu inanyahay wawaxa darenkiyo nafta damacagaliyiyo kagadortay qayrkaa dugsidhaxanta celiyiyo dawad aniga itahay
runti waxan ahay inan dhalinyaro ah kuna noolo qurbaha waxan aad u jecelaystay inan so gudbiyo waxa ka guuxay maankayga muda badan waxa jecelaa ilaa 2006 maxaa laga qaba dhalinta somaliyed
Asc wr wbr waaaan idinsalaamey salaan114 quranka kariiimka walalaha somaliyeed melkasto aad joogdaaan
Waxaan ka cod sanaa bah weynta somaliyed in ay tix geliyaan jaceyka sidhab ah na uqaataan sida aan wada ognahay dhalinta sanadka jirto jaceylka matixgaliyan mudnaanta koobaad siiyaan jaceylka aniga fikir ahaan waan aamin sanahay jaceylka hadana woo ihaayaa marka dhalinta somaliyed waxaan ka cod sanaa in ay tixgiliyaan jaceylka good by
Erayo mcn ayad nogu so gudbisen sxbyal thanks in badan
your welcome bro
# Habooney Ilhaan
# Haada iyo shimbiraha
# Heybad adaa ka sidatee
# Hanaankaaga wacanbaa
# Halbowlaha igooyoo
# Hurdo waan ka quustee
# Hud-hudka iyo shimbirahaa
# Haatuf iigu sheegay
# Hadaad aragto Ilhaan
# Hamuuntaada caashaq iyo
# Hamigaada u sheeg
# Hidihii dhaqankaad
# Huunooy sidataa
# Ha’ii jabinin nacabkee
# Hiil ii noqo abaayo
# Hadalkaan oran lahaa
# Hoosta adaa ii dhigtee
# Huunooy waaban kaa helay
waah waah waa geeraar cajib
walaaleey islaan duq ah 55 jir ah ayaan ka dortay saabtoo ah waxay ii kaxeen rabtaa new maxico, maraykanka, adna xudur ad i celin rabta marka warka in kareebatooy!
Caadi ma ahan mahadsanid
Jwa
Naciima Rooble Ibraahiim
Saqda dhexe haweenkii
Suradaada oo idil ayaa ley hor keenaa
Sadrigeyga ku talaa
Sariirtaan ladagaal
Silac iyo xanuunbaan
Subaxdii ku garaa duhurki mar key tahay go;aan waxaan ku gaaray inaan ku imaado waxaan qabo ku sheego
Laakiin walaalow afka ka xishooday indhuhu ku diidayoow
Sidee u argtaa canshaqa i walaaliyey iyo xanuunada i heysata
xubi hussein sheikh omar I love you xabiibi
waa geeraar aad uwanaagsan cadey thnkx
Waaa geeraar macaan lkin qofta maxaad kala doontay shimbiraha hadaan kugu dayano qoftay da way iga xanaqin calashan inaan shimbir kumatalo way dhibsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
oo yaa ku dhahay shimbiraha ku matal duq?
inan yahay raagu wa guurdoon gerar iyo geedi weyan ganbada kusaran geeri hadilagushego gusha wan kasitaye gurina inan kugalo garadkey guulo hasiyo gashan garow carabay hadan guulka dhigo gacal mainoqon
Waxan kubilawi bilawasho wax lagubilawdo waxa ugubarakada badan wana bisinkee barasho wanagsan waa baabulaha libax midku labrkada barkina wadagane an iskin baro magac lagamaskin ma ah wa boqorka bartamaha ee c/raxman (taqi)
welcome c/raxman
Ok fldlan kuwo cusub noo soo galiya
Farxad waayay aniguye dumar daan ka doortaay dusha iga qoran jecelkuye dagaag miyaad i oran lahed mase waad ii dulowdo dumar kale madoonoo qalbiga ku badayo xubnaha jirka dhamaantood adigey u ilimayaan ila garo jecelkan iwaalo dusha iga kaa dhigay hunoy i love u so much
adiga ayaa mudan abaayo macaanto !!!
waaw walaal waxaad tahay gabadh aftahanad ah
Asc sadarada qoraal kaaga
sifeysan baa naftu sahwi galiyey soodkaagii macaan baa
seedaha jirka ikalajaray
suuradaada qurxoon baa
sida dayaxii udul taaganahay
saafidii hablahaay
sanadkan hablaha kacay adaa u
sita oo salugna meel kamalihid
sidan kuubar tay hurdo wan ka
samray wacaneey abaayo
samata bixi silacaan
waa hareet110@hotmail.com
Waaw waa dhag dhag naciima geereer adaa kuleh
masha allah waxas ayaa ka gerar eh aniga wan jeclahay in aan geraarada curiyo ama aan tiriyo wayo waxan ahay qof aad iyo aad jecelka uga danbeyo una xiiseyo yarantiise ilaa iyo hadana qof jecel marka aqiyarta waxad iigu duceysan aniga iyo inta kale oo dhibana yaasha lamana hoodana ka maqan in uu alle mar uun nolo raaxo leh nagu noleeyo dhaman aqiyarta jecelka xiiseyso ama hasawaha jecelka ku dhax jiro wan idiin han bali yeynayaa wana idin salamayaa asc
ninco qali midab kagu waa dahab dabcigagu waa malab dayma indhaha iyo dabnaha hadalka qada ayaad dumar kaga horaysa macan