• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

GEERAAR JACEYL AH


  • Habooney Ilhaan
  • Haada iyo shimbiraha
  • Heybad adaa ka sidatee
  • Hanaankaaga wacanbaa
  • Halbowlaha igooyoo
  • Hurdo waan ka quustee
  • Hud-hudka iyo shimbirahaa

  • Haatuf iigu sheegay
  • Hadaad aragto Ilhaan
  • Hamuuntaada caashaq iyo
  • Hamigaada u sheeg
  • Hidihii dhaqankaad
  • Huunooy sidataa
  • Ha’ii jabinin nacabkee
  • Hiil ii noqo abaayo
  • Hadalkaan oran lahaa
  • Hoosta adaa ii dhigtee
  • Huunooy waaban kaa helay
  • // CDATA[
    var gaJsHost = ((“https:” == document.location.protocol) ? “https://ssl.” : “http://www.”); document.write(unescape(“%3Cscript src='” + gaJsHost + “google-analytics.com/ga.js’ type=’text/javascript’%3E%3C/script%3E”));
    // ]]> //

85 Responses

  1. masha allah gereer.com aya ka mabeese duqa kkkkkkk lkn shiinbiir qudha aya ku tilmamtee akakkaka

    • Hana thanks geeraaro hadii ad heysid ama aad hal abuuri karto geeraarka waan soo dhaweyneynaa fikirkaada
      mahadsanid marlabaad

      • Qorax soobaxeysuu Qadir kuu ekeysiiyoo

        Qiyaastii Waxaad tahay Qalanjadii Aduunka

        Qada hore tilabada sida aad uqadiyo sidu Eebe
        maqiyaasi karayo

        Qali eyey jaceylbad qadsiisey nafdeydo qiso an dhaman baad qadsiisey nafdeydo naf kujecel aduun yada qaracmaysa awadaa qosol beena iyo il
        logamadhigo Qaxariyo dhibatiyo Qandho aan goeynbaad uqorsheysey nafteydoo wabadqudhsaneysaa

  2. naf wax jecel

  3. oh thanks walaalo for you are all talk to me walaalo ilahey haku barakeya thanks aniga aya mar idin la so socodsinaya inash allah

  4. War akhyarey gabar hadad is wada jeceshihin ey nafteda ka jeceshahay adna aad ka jeceshahay naftada jaceyl dhab ah u yahay haduu walalked dhaho ado jaceyl iyo afarihis ka shekeyna hadan ku arko berka ka xashiraa maxa lasameyna? Waana sediga ninku yaaaaaaaab

    • bishoo ku jecel bakool maxaay kuu sheegee nagaatoo ku rabto seedi muxuu kuu sheegaa looma joojiyo ayagaa la isku diraa kkkkkkkkk

      • hadii dumar asluubiyo
        dabci fiican leeyahay
        dulqaad tii u dhalataay
        dadnimadiyo sharafta
        duco waalidkeyd
        tii loogu daraay
        daacadnimo waxaa hela
        danahooda taam noqon
        duulkii ilaah iyo
        diintiisa caabuda
        dariiqii rasuulkana
        aan dacalka dhaafine
        waxaa ugu danleeyhay
        waa maalmo duniduye
        dumar taan ka doortaay
        ila garo danteydoo
        dowga toosawan ii raac

      • thnks bro for the geeraarka aad ku u macaanta badan ee aad nagu soo kor dhisay

      • wooooooooooooooooow caadi ma ahan geeraarkaan waa i cajabiyay bro

  5. Waaaah waaaah waxasaa ka geeraar ah al mu.alif wanku salamay wadadi fanka ayad toos udhax qaaday ana hada kudar sado iga dhageysta heee

  6. hadaan lees ku dhimaneen nafta leesku dhiibeen soo maahan dhalanteed
    bar wadnaha ku taaloo iku baahday weeyow barshada jacelkan adaa iku beeray
    shalayneh iku soo ordeesay maantane ika sii ordeesa waacajiib

  7. waaaaaaaaaaaaaw caadi mahan

  8. MASHAA ALAAAAH TABARAKA LAA ILAAH HAKU DHOOWRO BRO

  9. waw waxan a kaa geraar ah

  10. haaaaaaaaaaaaaaa wan kadan beeyaa runti jaceylka wan qadariya sidookale waan soo dhawey yaaaaaaa labaanaha is jecel wan xushameyaaaaaaaaaa qof si dhab ah wax ujecel ma lug gonayo jaceylka aqyarta runti markan kahadlo ireyga jaceyl lama qiyaasi karo waa iray xambarsan macno aad uweeyn marka yaa lafudu deeysan ereyga jaceyl wiilasha somaliyey yesan lug gooyi walaalahood soomaliyed bena yesan usheegin gabdhaha soo maliyed sidoo kale gabdhaha yesan ben usheygin walaalhood ee kuberin jaceyl xad dhaf ah jaceylka sidiisabo waxuu ku soo maraa halmarah hadaad ku gulesato wasidii larabay had ku gulesan weydo waa murugo marka aqyarta jaceylka halag sheego runta aas askiisu waa runta marka hakaaaaaaaaa ayaan uga baxayaaaaaaaaaaaaaaaa waligaa jir calan yahoow jaceylka byyyyyyyyyyyyyy

  11. Aqiyarta dhaman wad salamantihin salan kadib maka dhiban karaa raayigeyga meshan

  12. walaalayaal wan idin salamay dhamaantiin run ahaantii dadka waxbaa isga dhex yaacsan dunidaan dadka ku nool yar iyo weyn way ogyihiin inuu jaceel jiro sxbayaal wuu jiraa jaceel lafuhuu jajabiyaa walaal fanaan ayaa hada ka hor ka jawaabay jaceel waxa uu yahay waxaana la dhahay waa maxay jaceyl waa macaan amba waa qaraar kolba waa siduu kugu soo maree sxb believe or not jacelku wuu nala dhashay bye see you guys

  13. # Habooney Ilhaan
    # Haada iyo shimbiraha
    # Heybad adaa ka sidatee
    # Hanaankaaga wacanbaa
    # Halbowlaha igooyoo
    # Hurdo waan ka quustee
    # Hud-hudka iyo shimbirahaa

    # Haatuf iigu sheegay
    # Hadaad aragto Ilhaan
    # Hamuuntaada caashaq iyo
    # Hamigaada u sheeg
    # Hidihii dhaqankaad
    # Huunooy sidataa
    # Ha’ii jabinin nacabkee
    # Hiil ii noqo abaayo
    # Hadalkaan oran lahaa
    # Hoosta adaa ii dhigtee
    # Huunooy waaban kaa helay

  14. waa macaan wlhi jcl waayo waayo ayuu isoo xasuusiye wad ka baxsatay lolz

  15. waaaaaaaaaaaaaaw
    waaaa jiraa

  16. wooow waan ka helay gerarakaan adbaan ujeclahy aqriska jacaylka geraradooda thnks wallakis qofka so qorayoow

  17. wasmo and jaceyl which one is better frist???????????????????????????????????????????????????????????

  18. Akhyaarta waan idin salaamay salaan ka dib waa jira jaceyl

  19. Waaaw waaw waxaas ayaa geeraar lagaa dhahaa

  20. Masha allah Waa geeraar macaaan ku soo dhowaada aqyaarta

  21. waad ku mahsanatahay abwaane ana waxa ilulaya jcyl waxan kaa rabaa talo bixin mahadsanid

    • thnx salmaan jacelku horta walaal waa wax aad u dhibadan ilaah marka hore ka bari shartiisa in uu ilaah kaa xijaabo
      midda labaad jaceylku wax qaanuun uu leyahay oo lataaban kar malahan see ila tahay aniga midda kale ogsoonow haddi qofi dhalin yaro ah ka sheegto qoftuu jecelaay in eey si xun mar walbo ula dhaqmeyso iyo madax adeegeeda in ku jiro qalbigiisa labadeeda gacnood .midda kale waxaa jidho maah maah oraneysa jaceylku waa mid ka dareensiiyo kan wax jecel amni qofka uu jecel yahay haba kafogaatee xataa
      waxaan umaleynaa bro in aad wax kafaa iido talooyinkaan thnx

  22. haa hadaan hal su aal lii weediiyio waa amaxy jeceeel? ninkii jwbteeda haayaa waxoo ku soo diri karaa emailka eh (ibnuosman@hotmail.com)

  23. Lilaahi bey ìga tahay lahaanshaha jaceylka laabteyda saaqay ladaneey lumisay kalsonidii aana lahaa ladantaada u ban dhig lurkaan heyga leexan adaa ku lifaaqan laabtuye malyuunWaa ka qaaday salaantada qaaliga ahey gacaliso aniga waxaa ii mac erayadaada ayaga ayaana ìgala wanaagsan geeraarka igalana qiima badan dhemanka qaali aad baan u ladanahay 100% in aad iso wacdana waa ley sheegay lakin kuma sowicin waayo waxa ay aheyd waqti dambe anna xoga hurda aya igu jiray qaashaney walaahi runti anigaba waxaan aad ugu heysaa farimahaada markan helana waxaan akhriyaa in badan ayagaana ka dhigtaa wehel macaanto qof loo xanaaqaa miyaa iga tahay maya raali waan ka ahay e adna iga raali noqo maxaa yelay inti yareed e aan warqadan kaala so daahay waxaa macquula in aad dhahday hanad maxa helay ok macaanto lakin marka u hadalka ishegayay waan hurdayay waxan maqlayay o kaliya waxan ku soo dhahay sawiradi bay ku dhahday hada kadibna masiweydin karo hadalki xaleyto ee maxad dhahday ishegbo taana waa ka sugaa dhan kale kuurbadii jaceeylkaa igu soo kordheeysoo kaa kaaftoomi waayay kalimaadaan ku heeysaa oo ayaa i kaafisay kama kaco hurdoo adaa ku lifaaqan laabta ikaafisay kolba goorta qabowga soo dhaco koleeylba leeygu dhaboo kuma negaado sariirte marbaan kutaalaa kool gabadhaad jecleeyd u tabiside kurbadaan ku heeyso gacaliso warqadkalan ku sodiri doonaa inshaa,alaah lakhn tani hada waxaan ugu tala galay in aad iga faalooto sida xalayto wax u dhaceen mahadsanid gacaliso waxaan lataahaya waa jaceylkada waxaan u tabiyaa hadaΛa waa dartaada waxaan wabirigi ku sowaca waa dartaada wadnahad ku taalaa kaama maarmo wehel kale maqabo ilove u gacaliso waxaan ku rajeynaa cimri dheer caafimad cibaado wanaagsan nolol leh mtstaqbal lagu waaro laguna nasto laguna negaado aamin aamin aamin gacaliso aad baana ku jecelahay ilove u

    • MAASHA ALLAH WAA GEERAR AAD IYO AAD HOLAC U AH BRO QOFTA WALAASHEEN EE AAD SSASNA U JECESHAHAY IN EEY SIDA AAD U JECESHAHAY SI KASII DARAN IN EEY KUU JECLAADOONTO AAN ALLE KAAGA RAJEYNEYNAA IN UU KULA GARAB GALO

      • maansha aallaah waxan filaya inad thy wiil wax garad ah jaceylkana si fcn u yaqaan insha aallaah walashay aad jeceshahayna sida aallaah hakaga dhiga aallaah ha isku kiin dhaafa

  24. hamuun jacayl hamuun baan kuu qabaa halbowlaha dhiiga siday iyo howlwadeenkii jirkoo idil heegan be kuu yihiin hadaan kuu jeedi waaye hurdo caashaq maan helin hilowga aan kuu qabo aduunkaas is hareero yaale hoog caloolyoow hurdo xumaan ku noolahahay haasaawe maan helin hilowga aan kuu qabo habeenkii oo idil hareerahan kaa dayaa hamuun caashaq baa i helay heesahay jacaylkuna adaa igy habay dhamaantood horaadkaaga i saaro hamuunta iga gudoon

  25. waxaan ahay wiil somaiyed

  26. jacaylka waa dagaal joogto ah oo u dhaxeeya, qalbiga iyo maskaxda,
    jacaylka dhabta ah waa marka ay isku raacaan inay is jecel yihin

  27. Tixraac oona ku tilmaan qaado tariikhdii lasoo tirinaayay cudur laysku takooroo laysna tabsiin karin waa jacayl tabtiiye inta anan tabcaanin qabri laygu tuurin cudurkaan isoo taabtay wadnahayga tiirkiisa adi weeyeee tartiib ilaqabo mcn

  28. Aniga waxan ahay wiil somaliyeed waxana kunolahay dalka south africa waxan jeclahay inan uso gudbiyo erayada macan iyo geerarada si ay ugu fa’ideystaan walalahayga isjecel iyo kuwa waxa jecel intaba gud luck brothers and sisters

  29. dhalinayaroy iga gudooma salaan ximbaaransan galgaceyl
    dhalinyaroy waxaa nadilay oo nolosheena gala reebay waa eraga cadawgaaa oo ah jaceyl waxa uu kakoobanyahay waa 6 eray maxaa laga soo gaabiyay ? intuusa naga soo galay markii hore?

  30. waad wada mahsantihiin kuli giin sida aad noogu soo gudbiseyn era macaan

  31. maha jacilka wax ben ah hadaba maxa

  32. waawo wad mahad santihin dhamaan dhalinta dadyar waxan idin leyahay guul ku waar sxbyl

  33. salaaan sare dhalinta somali waaayn

  34. Asc wah wah waxas ayaba ka jacayl ah hadka samada duliyo wa usima calaf kkk haku macato sxb

  35. Kkk hadka samada duliyo wa usiman calaf kk

  36. Dabacsanida hadalkiyo dagaanantu inanyahay wawaxa darenkiyo nafta damacagaliyiyo kagadortay qayrkaa dugsidhaxanta celiyiyo dawad aniga itahay

  37. runti waxan ahay inan dhalinyaro ah kuna noolo qurbaha waxan aad u jecelaystay inan so gudbiyo waxa ka guuxay maankayga muda badan waxa jecelaa ilaa 2006 maxaa laga qaba dhalinta somaliyed

  38. Asc wr wbr waaaan idinsalaamey salaan114 quranka kariiimka walalaha somaliyeed melkasto aad joogdaaan

  39. Waxaan ka cod sanaa bah weynta somaliyed in ay tix geliyaan jaceyka sidhab ah na uqaataan sida aan wada ognahay dhalinta sanadka jirto jaceylka matixgaliyan mudnaanta koobaad siiyaan jaceylka aniga fikir ahaan waan aamin sanahay jaceylka hadana woo ihaayaa marka dhalinta somaliyed waxaan ka cod sanaa in ay tixgiliyaan jaceylka good by

  40. Erayo mcn ayad nogu so gudbisen sxbyal thanks in badan

  41. # Habooney Ilhaan
    # Haada iyo shimbiraha
    # Heybad adaa ka sidatee
    # Hanaankaaga wacanbaa
    # Halbowlaha igooyoo
    # Hurdo waan ka quustee
    # Hud-hudka iyo shimbirahaa

    # Haatuf iigu sheegay
    # Hadaad aragto Ilhaan
    # Hamuuntaada caashaq iyo
    # Hamigaada u sheeg
    # Hidihii dhaqankaad
    # Huunooy sidataa
    # Ha’ii jabinin nacabkee
    # Hiil ii noqo abaayo
    # Hadalkaan oran lahaa
    # Hoosta adaa ii dhigtee
    # Huunooy waaban kaa helay

  42. walaaleey islaan duq ah 55 jir ah ayaan ka dortay saabtoo ah waxay ii kaxeen rabtaa new maxico, maraykanka, adna xudur ad i celin rabta marka warka in kareebatooy!

  43. Caadi ma ahan mahadsanid

  44. Naciima Rooble Ibraahiim

    Saqda dhexe haweenkii
    Suradaada oo idil ayaa ley hor keenaa
    Sadrigeyga ku talaa
    Sariirtaan ladagaal
    Silac iyo xanuunbaan
    Subaxdii ku garaa duhurki mar key tahay go;aan waxaan ku gaaray inaan ku imaado waxaan qabo ku sheego
    Laakiin walaalow afka ka xishooday indhuhu ku diidayoow
    Sidee u argtaa canshaqa i walaaliyey iyo xanuunada i heysata

    xubi hussein sheikh omar I love you xabiibi

  45. Waaa geeraar macaan lkin qofta maxaad kala doontay shimbiraha hadaan kugu dayano qoftay da way iga xanaqin calashan inaan shimbir kumatalo way dhibsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  46. inan yahay raagu wa guurdoon gerar iyo geedi weyan ganbada kusaran geeri hadilagushego gusha wan kasitaye gurina inan kugalo garadkey guulo hasiyo gashan garow carabay hadan guulka dhigo gacal mainoqon

  47. Waxan kubilawi bilawasho wax lagubilawdo waxa ugubarakada badan wana bisinkee barasho wanagsan waa baabulaha libax midku labrkada barkina wadagane an iskin baro magac lagamaskin ma ah wa boqorka bartamaha ee c/raxman (taqi)

  48. Ok fldlan kuwo cusub noo soo galiya

  49. Farxad waayay aniguye dumar daan ka doortaay dusha iga qoran jecelkuye dagaag miyaad i oran lahed mase waad ii dulowdo dumar kale madoonoo qalbiga ku badayo xubnaha jirka dhamaantood adigey u ilimayaan ila garo jecelkan iwaalo dusha iga kaa dhigay hunoy i love u so much

  50. adiga ayaa mudan abaayo macaanto !!!

  51. Asc sadarada qoraal kaaga
    sifeysan baa naftu sahwi galiyey soodkaagii macaan baa
    seedaha jirka ikalajaray
    suuradaada qurxoon baa
    sida dayaxii udul taaganahay
    saafidii hablahaay
    sanadkan hablaha kacay adaa u
    sita oo salugna meel kamalihid
    sidan kuubar tay hurdo wan ka
    samray wacaneey abaayo
    samata bixi silacaan
    waa hareet110@hotmail.com

  52. Waaw waa dhag dhag naciima geereer adaa kuleh

  53. masha allah waxas ayaa ka gerar eh aniga wan jeclahay in aan geraarada curiyo ama aan tiriyo wayo waxan ahay qof aad iyo aad jecelka uga danbeyo una xiiseyo yarantiise ilaa iyo hadana qof jecel marka aqiyarta waxad iigu duceysan aniga iyo inta kale oo dhibana yaasha lamana hoodana ka maqan in uu alle mar uun nolo raaxo leh nagu noleeyo dhaman aqiyarta jecelka xiiseyso ama hasawaha jecelka ku dhax jiro wan idiin han bali yeynayaa wana idin salamayaa asc

  54. ninco qali midab kagu waa dahab dabcigagu waa malab dayma indhaha iyo dabnaha hadalka qada ayaad dumar kaga horaysa macan

Leave a reply to eng cabdi casiis maxamed ibrahin Cancel reply