Luuley dhaayahaaga buluugga ah dhabanadaada guduudan
timahaaga dhuxusha ah ilkahaaga dhalaalaya
dhabarkaaga toosan iyo dhexdaadan la qoraan
Luuley la dheygagay dumarkaad wax dheertahay
dhismaha jirkaagaa dhaayihii mar arkaa
dhinac u jeeso oggoleyn hadal iyo dhamaantii
yey ila dhaqaaqin amaantoo adna aanan wax kuu dhimine
murtideyda ila dhuux , dhimbil baa igu dheggenoo
maalmahan idhibeysey , Jaceyl bey dhaawacoo
dhinacaaga iga helay , caashaqa dhibkiisana
qofka laguma dhaafo , dhaawaciisa culusaa
dhaqtarkiisu yaraa , dhimashadiisu fududaa ,
dhadhan waan ka go’ayoo, hurdo dhinac ma seexdo.
Filed under: Uncategorized



Waaah waah waxasa ka geraar
Waaah waah waxasa ka amaan ah
Woow wan ka lehelay sxbayal geerarkan ee sobadiya idinkoo mahadsan aqyaarta wad mahadsantihiin.by dhamantiin
Aad iyo aad baan u xiisaayaa gaar ahan mah maahda iyo geeraarada waana ku mahad santihiin by. Shafka
I have some good