• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

Xaflada Sanad guurada 66 Aad ee Boliska oo muqdisho ka dhacday

Munaasabad agu maamuusayaye sanad guurada 66aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed 1943dii ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga sare ee Ciidama Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.
 
Xafladan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano, Talisyada Ciidamada Soomaaliya, Maamulka Gobalka Banaadir, Fananiin iyo qaar ka tirsan Ururda bulshada.
 
Munaasabadaan waxaa gaardi ka cayaar iyo salaan qaadasho ku soo bandhigay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Barxadda weynn ee Dugsiga Booliska Soomaaliyeed, waxaana halkaas salaan ka bixiya 10.95 askari oo katirsan Ciidamada Booliska iyo qaarka tirsan Ciidamada Bambeyda Boliska Soomaaliyeed, waxaana salaantaas ka qaatay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed General  Cali xasan Looyaan (Madoobe) ayadoona halkaa la dhigay ubaxii sanad guurada 66aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidamada Booliska Soomaalikyeed.
 
Kooxda Fanaantiita Heegan ayaa halkaas ku soo bandhigay Riwaadayado iyo Suugaan ka tarjumaysa Xaalada dalka iyo tan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
 
Waxaa halkaas ka hadlay Ku simaha R/wasaaraha ahna Wasiirka Batroolka iyo Tamarta DKMG C/waaxid Cilmi Goonjeex wuxuuna Hambalyo u diray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Isagoo ku booriyay in ay u dhabar adeygaan sidi xaaladda adag dalka looga saari lahaa, sidoo kale R/wasaare ku xigeenku wuxuu Maleeshiyaadka Dowladda Ka soo horjeeda ku tilmaamay in ay yihiin Calan diid, Qaran diid, Diin diid, dhoof ku yimid, ajnabina ah kuna adeeganaya dad Soomaaliyeed, isagoo sheegay hadaan laga hortagin in ay doonayaan ujeedooyin gurracan oo ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya.
 
Wasiirka ayaa Soomaalida ku booriyay in ay ka soo baxaan kaalintii SYL si looga gudbo dhibaatada gumeysiga casriga ah ku hayo wadanka Soomaaliya.
 
Dhinaca kale wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya Sh C/qaadir Cali Cumar ayaa halkaasi Hadal ka jeediyay, wuxuuna sheegay in Boolisku ay yihiin astaan Qaran, saaxibna ay la yihiin shacabka Soomaaliyeed, waxa uu ku booriyay Ciidamada in ay soo jiidataan kasbadaana Bulshada si looga gubdo xasilooni darrada ka taagan Soomaliya.
 
Wasiirka ayaa xusay in ay isbedel muuqda ku sameyn doonaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, isagoo u jeediyay Ciidamada iney samata bixiyaan shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ku jiray mudada.
 
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliyeed Sareeye Gaas Cali Xasan looyaan (madoobe) ayaa munaasabaadaas ka hadalay wuxuu sheegay iney wax ka qaban doonaan dhibaatada dhaqaale ee ciidamada, wuxuuna hambalyo iyo bogaadin u diaray saraakiisha, Alifleyda, Deblayda iyo xaasaska Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna Alle ka baryay in Munaasabadaan teeda kale basha bash iyo baraare ku gaaren.
 
Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Banaadir Warsame Maxamed Xasan oo hambalyo u diray dhamaan Ciidamada Booliska Soomaaliya, wuxuuna shacabka ugu baaqay iney la shaqeeyaan Ciidamada Booliska si loogu Guulaysto amaanka dalka Soomaaliya.
 
Munaasabadaas ayaa ku soo gabagabowday si nabad ah waxana ka muuqanaysay Farxad iyo hilow dhamaan dadkii ka soo qeyb galay.  

Waxaan aad ugu faraxsanahay in maanta o maalinti sanad guuradii 66 ee la aasaasay cidanka booliska soomaaliyeed loo dabaal dagayo iyado wili calanka soomaaliya uu ka taaganyahay qeybo ka mid ah wadanka inkastoo meelaha qaar lugula tuntay xushmadiisii,, tan kale anigoo jawaab siinaya ninka isku magacaabay wiil ceel baraf. walaalkeyow waxaad moodaa in aqoon yari ku heyso,, oo ciidaha iyo munaasabadaha noocaan ah ey isaga kaa darsanyihiin,, laakin waxaan aaminsanahay hadii aad qalbigaaga ka shaqeysiiso oo aad isku daydo inaad wax baratid iney wax badan kuu iftiimi doonaan,, asc

Aqoonyahan ceel baraf

asw marka ugu horaysa waxan salaamayaa xukuumada somalia gaar ahaan ciidanka booliska soomaaliyeed oo haad bilaabay inay soo celiyaan sharaftii iyo habaddii ay lahaa jireen waaan uhanbalyaynayaa mahadsanidiin

ibraahin galhareeri

walaal waxaan ka xumahay wiil ceel barafoow adigoo danbiilayaal dalkooda iyo dadkooda ka soo tagay ay kugu shaqeeysanayan oo mishaar ay dad muslimiin ah xoolahooda kaa sii nayaan aadna afkooda ku hadleeysid malaha afkaaada xishood lama barin doowlada ugu weyn ee islaam ah waa sacuudiga iyada dabaal dag bolis weey leedahay iyo doowlad dadkeeda iyo danaheeda u adeegta bal fiiri heerka aad taagantahay walaal .

muqtar yare

runtii aad ayan ugu farxay xuska malinta cidamada boliska somaliyeed runtii aad ayaan uga calool xumaadaa marki aan arko dalaka DALALKA JARKENA AH BOLISKOODA SIDA AY DELKOODA U SUGAAN AMAANKA IYO KALAD DANBEENTA WAXAAN KU BARAARUJINAYAA IN AY KU DADAALAAN BOLISKA DALKEENA SIDII AY DADLKOODA IYO DADKOODA UGU ADEEGI LAHAAYEEN

muqtar yare

ugu horeen waxan salamay umada soomaaliyeed meel walba oo ay joogan waxana leeyahay caafi maad wacan ok waxan taxsi u diraya dadkii ku dhintay madafiicda wana ka xumahay tas in ay dhacdo waxana ii kenay dadkaan afka soo duubtay ee iska saarmeel illahey ha inka dul qaado wax walba oo aad jeceshihiin waxa hortan ku wan surwelada gaban ee aan waxba aheen wax diin ahna laheen ok waxan kale ee aan hanbaloyo udiraya booliska soomaaliyeed maantay waa maantiini ee dadka ka xoreya cadawga soo duulay ok

muqtar yare

waxaan salmayamarka hore dhamaan umada soliyeed meel waliba oo ay joogto salaan kadib waxaan doonaya in aan uma somaliyeed usheego gaar ahaan daka ree muqdisho in ay haboontahay in ay maanta diintooda iyo dalkooda kadifaacan kuwa diintii islaamka u rogay magac dadka lagu laayo oo qofkii maqlaahi islam uu markiiba soo xasuusanayo dhimasho meeshii uu dareemi lahaa raxmad hadaba dadka raacsasn ninmanka diinta islaamka magaceeda daka ku xasuuqayoow miyeednaan aqrisan quraanka iyo axaadiista rasuulka ilaah wuxu ku qiimeeyay qofka qof muslim ah dila isaga oon aan waxba galabsan in uu ka danbi badan yahay qof dumiyay irka iyo dhulka dunida dhani ku tiirsan tahay hadba dbiga lagu qiimeeyay duminta cirka iyo dhulka danbi kawayn ee qof bina aad ai galo miyaa jirahadba walahi hadiiaydnaan dkaa iska qaban ilaah cadaab ayuu iduku oo dajinayaa kabadan kan hada aad ku jirtaan hadii aan runta ka hadalno nimankasi wax diin ah oo ay haystaani majirto xitaa hal aayadba alah kadhigee maxaa yeelay wax waliba oo ilaah reebayna way banaysteen wixii ilaah beeyna way reebeen islaamku masaail eeye majiraa maanata qf idinka mid ah oo qof al shabaab ah way diin kara mas alo diiniya hadii aad way diidaan waa gaaloowdeen horaybaana laydinka dilaayaa hadaba dayoow ilaah abaqa diintana dadkaas ka bad baadiya nn wliba walaakii xaqa ha u sheego asalaamu calaykum

muqtar yare

asc dowlad wan karab naa wax qad dhab ah sarakiisha hogamineysa waxn leee hay in ad war di yeysaa cidamad hob ka gadanaayo hadan wax laga qaban in dowlado burburey so

muqtar yare

waxaan salmayamarka hore dhamaan umada soliyeed meel waliba oo ay joogto salaan kadib waxaan doonaya in aan uma somaliyeed usheego gaar ahaan daka ree muqdisho in ay haboontahay in ay maanta diintooda iyo dalkooda kadifaacan kuwa diintii islaamka u rogay magac dadka lagu laayo oo qofkii maqlaahi islam uu markiiba soo xasuusanayo dhimasho meeshii uu dareemi lahaa raxmad hadaba dadka raacsasn ninmanka diinta islaamka magaceeda daka ku xasuuqayoow miyeednaan aqrisan quraanka iyo axaadiista rasuulka ilaah wuxu ku qiimeeyay qofka qof muslim ah dila isaga oon aan waxba galabsan in uu ka danbi badan yahay qof dumiyay irka iyo dhulka dunida dhani ku tiirsan tahay hadba dbiga lagu qiimeeyay duminta cirka iyo dhulka danbi kawayn ee qof bina aad ai galo miyaa jirahadba walahi hadiiaydnaan dkaa iska qaban ilaah cadaab ayuu iduku oo dajinayaa kabadan kan hada aad ku jirtaan hadii aan runta ka hadalno nimankasi wax diin ah oo ay haystaani majirto xitaa hal aayadba alah kadhigee maxaa yeelay wax waliba oo ilaah reebayna way banaysteen wixii ilaah beeyna way reebeen islaamku masaail eeye majiraa maanata qf idinka mid ah oo qof al shabaab ah way diin kara mas alo diiniya hadii aad way diidaan waa gaaloowdeen horaybaana laydinka dilaayaa hadaba dayoow ilaah abaqa diintana dadkaas ka bad baadiya nn wliba walaakii xaqa ha u sheego asalaamu calaykum

guuled

waxan halkan hambalyo uga dirayaa policeka somaliyed hambalya ku adan malinta policeka loo asteeyay waxan leyahay sanadka kan xiga bash bash iyo baraare iyo adinko shacbigiina si dacad ah ugu adeega ayan idin rajaynayaa waxana idinkula daradaarmayaa inad iska daysan waxa dadku idincayayan oo ah in adinki shacbigi idinsoo cararilahayen laydinka ilaalinayo mahadsanidin salamullah

c/llahi yusuf

as/w Nimankaan alshayaadiin iyo xisbul xasuuq waxa aya samaynayaan marka looo eego munaasabadahaan oo kale waxaa diinta islaan ku daran waxa samaynayaan labada jabhadood oo diinta ku gabanaya aakhirkana iku soo jeesan doona waxaan lee yahay waxaan waa dhamaanayaan u ogolaado shriif iyo asxaabtiisa inay wax xaliyaan hadaad diidaan shariifka waa tagayaa bari waxan arki doonaa adinka oo leh shariif ayaa fiicnaa waxaa la yiri aduuun gadaal u xun yaa ku fakarayay shariif iyo xasan ayaa iska hor imaanaya oo laysku kari waynayaa

Naafic

ugu horeen waxan salamay umada soomaaliyeed meel walba oo ay joogan waxana leeyahay caafi maad wacan ok waxan taxsi u diraya dadkii ku dhintay madafiicda wana ka xumahay tas in ay dhacdo waxana ii kenay dadkaan afka soo duubtay ee iska saarmeel illahey ha inka dul qaado wax walba oo aad jeceshihiin waxa hortan ku wan surwelada gaban ee aan waxba aheen wax diin ahna laheen ok waxan kale ee aan hanbaloyo udiraya booliska soomaaliyeed maantay waa maantiini ee dadka ka xoreya cadawga soo duulay ok

nawaad

runtii aad ayan ugu farxay xuska malinta cidamada boliska somaliyeed runtii aad ayaan uga calool xumaadaa marki aan arko dalaka DALALKA JARKENA AH BOLISKOODA SIDA AY DELKOODA U SUGAAN AMAANKA IYO KALAD DANBEENTA WAXAAN KU BARAARUJINAYAA IN AY KU DADAALAAN BOLISKA DALKEENA SIDII AY DADLKOODA IYO DADKOODA UGU ADEEGI LAHAAYEEN

munasar

Wiil sharmuuto ma weli ayaad hawada ku jirtaa, ee ogoow wixii kuu dhaco (waa tuugga la baxay Wiil Ceelbaraf), waxaa inoo cad in aadan aheeyn Xallaal,oo aad tahay kuwii tumbuluq lagu dhaley ee ku jirijirey meesha ilmaha la gu soo tuuro ee Lafoole kkkkiiiikiiiik

Darbaweeyne

waxaa nacaladi ku dhacaysaa kuwa dila dadka waxbaranaya iyo culumada ee diinta ka beensheegaya oo islaamka doorinaya keena meesha diintu ku xarimtay in la xuso maalinta adi kula fiican baqtiyahow si xun wax ufahamkaahi

kaaarshe

doowladaay waxaaad ogaataan in ay doowladnimada ay tahay caddaalad waayo wax xun iyo wax sanba iyada ayaa u dulqaadato oo uruuriso waayo wanaaga doowlada ayaa ka mid ah sidaas .halka dhinacyada kale ay ka soo qaxeen darbi jiifta iyo koolo cabta iyo tuusatada iyo xoogsatada taasina waa mid ka fog cadaalada ee u dulqaata aarada xun xun waad mahadsantihiin guulna waa idiin rajeynayaa hadaad daacad tihiin waadna guuleeysan doontaan in sha allaaahu

muwaadhin soomaali ah

walaal waxaan ka xumahay wiil ceel barafoow adigoo danbiilayaal dalkooda iyo dadkooda ka soo tagay ay kugu shaqeeysanayan oo mishaar ay dad muslimiin ah xoolahooda kaa sii nayaan aadna afkooda ku hadleeysid malaha afkaaada xishood lama barin doowlada ugu weyn ee islaam ah waa sacuudiga iyada dabaal dag bolis weey leedahay iyo doowlad dadkeeda iyo danaheeda u adeegta bal fiiri heerka aad taagantahay walaal .

muwaadhin soomaali ah

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO… WAA MAALIN TAARIIKHI AH OO LA AASAASAY CIIDAMADDA NABADGELYADA SOOMAALIYEED. WAXAAN ILLAAH UGU RAJEYNEYNAA IN JIDKA SUUBAN ILLAAH WAAFAJIYO, HAB-DHAQANKOODA IYO HAB-SHAQEYNTOODA. OGAADA MASUUL AYAAD TAHIIN, DHOWRANA MASUULIYADA IDIN SAARAN WAXA AY KA QABTO DIINTA ISLAAMKA. WAANO DADKA KU QORAYO HALKAN FIKIRKOODA, FALDAN KA HADLA ARRINTA MEESHA TAA. EE HA CABIRINA DAREENKIINA. OGAAD INAAD KALA BIXISAAN MAALINTA FARXADA AH IYO MAALINTA MURUGADDA. ILLAAH GACANTA KOREYSA HA DHIGO MUSLIMIINTA…

muudmuudsade

walaal waxaa gaalo ah kuwa afsoo duubtay oo laayanayo caruurta waxbarashada dhameysatay ee sidaas ula socoda dowlad diidow dabin cadow ayaa ku jirtaa kala saar qabyaalada aad ku wado diinta oo ilaah ka baq

hiiraan

LOOOOOOOOOOOOOOOL. MUNAASABADII WAXAY ISKU BADASHAY XASUUQ MAATIDA LOO GEYSTAY…OO HADA AAN IDINLA HADLAAYO AMISOM AYAA WAXAY DUQAYN WAXASHNIMO AH KA WADAA BARAAKAHA IYO DEGMOOYINKA KU DHOW DHOW. Nacalaa idinku taala gaalayahay Sanbuuqada weyn.

Nuuriye Cali

WALAAL WAA RUNTAA OO NIMANKAAN WAXEEY KUDHAQMAAYAAN WAA WAXII EY GAALADA KASOOMIN guuriyeen ee shareeco islaam wey iskasheeganaayaan ee waa dowlad rida kudhacday ee waxii hanuun alaah uqoray alow soohanuuni waxii kalana gacmaha mujaahidiinta alaah haku cadaabo. amiiin amiiiiiiin

luul

scw waxaan leeyahay dhamaan aqrista yaasha waxaa leedinka rabaa inaad boga taa geer taan ha noqo nina sida wiilkaan yar oo kale ee la baxy magaca ceelbaraf waan ka xu mahay wiil yahoow dhiig la aan taadan ku haysa waxaanan ku leeyahay isga har khawaa rijta hadii kale waxaa ku qaadeeso seefta shacabka careesan ee khawaarijta dhiigooda u soo jeesta waan ku salaamayaa waxaana ku leeyahay kawaan toow waxaad wado hadii kale cadaab baa kuu dan beeyo si xuna waad u dhi maneesaa wax habaar qabaa t tahay

anasyare

scw waxaan salaamayaa dhamaan bahda war baahinta gaar ahaan radioga qaranka waxaan kaloo salaamayaa booliska soo maaliyeed waxaan leeyahay waxa leedunku daalayo waa inaad sameesaan nabad oo hor joog sataa khawaarijta taliya ciidanka booliska soo maaliyeed lamadoobe looyaan waan ku salaamaya waxaanan leeyahay hol gudasho wacan

anasyare

waa munaasabad wanaagsan oo mudan in loo badaaldago dibne loo xasuusto maalinta Booliska Soomaaliyeed, “Ilaahow arligoo nabad ah, Ilaahow umadoo heshiisa, Ilaahow cadawgoo Jaba, Ilaahow wadankoo dhisma Ilaahow Umadoo Nabad ah Soomaali Kayeel” AAAmmiin Ilaahow Aamin.

Nabadoon

Waa wax xun Muslimiintu malahan wax aan ahayn 2-Ciidood wixii kasoo hara waa baadil shaadh loogeliyay Dowlad ku sheegtay waxay ku dhaqmee dhaqmadii gaalada

Wiil Ceelbaraf

Add Comment

Name:
Email:
Comment:
 
Warar Dheeraad ah

Dhageysiga Idaacaddaha

8.00 am (WM) (MP3) Listen
2.30 pm (WM) (MP3) Listen
8.00 pm (WM) (MP3) Listen

56 Online Users
No.of Visitors // StatCounter - Free Web Tracker and Counter

<!–
AFTI

–>

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: