• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

Heesaha Jaceylka part 4


Aynigeeda dumar iyoAsageed ka mudaneeyAfara suxul ka rooneeyEdebtiyo xishood iyoAsluub lagu hagoogyeeyInantii wacynaydeeIllaahay sammeeyeeSoomalida ahaydeeKaa dayran eedooKaa awdan ceebooIdin Alla intaadiy oHalka aad ku nooshahayAdduunyadu ma gaadheeUbixii dalkaygiyoIndho kuushiibaad taheeInantii arligaayAragii wadankaayIftiinkii dhulka hooyiyoUbixii wadankaayIl iyo cawri laawAadmibaa u sharaf badanAllee wuxuu sameeyayHabkii ugu sareeyaayUdug iyo udgooneeyEhelkeeda quruxdaayIlayskii cadceedaayAfar iyo tobnaadeeyOlol iyo hilaaceeyKaa dayran eed ooKaa awdan ceebiyooAragiyo horjoogiyoArladaad ka maqan tahayLabada amaan iyoAstaanbaad ku leedooUbixii dalkaygiyoIndho kuushiibaad tahayInantii arligaayIl iyo cawri laaw

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: