• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

Waa Maxay jacayl Mase loo Dhintaa, yaase U Dhintay Waa Maxay Calaamadihiisu?


Waa Maxay jacayl Mase loo Dhintaa, yaase U Dhintay Waa Maxay Calaamadihiisu???!!!!

Jacaylku waa shay qaali ah kaas oo ku lamaansan jiritaanka Nolosheena, jacaylku

anagaa u baahan asaga Nooma Baahna Jacaylka erayga la dhoho asal ahaan

Ahaan bal aan fiirino erayada uu ka soo jeedo iyo saamaynta uu ku leeyahay nolosha

aadamiga iyo waxa laga soo gaabiyay

L (lack of pleasure)

O (ocean of sad)

V (vellay of deeth)

E (end the live)

Hadaba erayadaas waxaa laga soo gaabiyay kalmada inglish ka ah oo Micneheedu yahya

jacayl lagana soo gaabiyay erayadaas oo Micnohoodu yahay

farax la,aan, bada murugada, Dooxada Quruntay, Dhamaadka nolosha

isla markaana waad dareemi kartaa Saamaynta uu ku leeyahay nolosha

bilaw – aadanka hadaba kalmada love oo micneheedu yahay jacayl aan fiirino

Dhanka Soomaliga waxay la mid tahay iyo waxa laga soo gaabiyay kalmada jacayl

J (jawhar)

A (amakaag)

C (calaacal)

A (anfariir)

Y (yaab)

L (luul)

Hadaba akhriste waad aragtaa qiimaha uu leeyahay jacaylku marba

Haduu yahay jawhar marna waad aragtaa dhibaatooyinkiisa marba

Haduu yahay amakaag, calaacal. yaab, iyo luul akhrista hada ka

Hor ayaa la is weydiiyay waxa uu yahay jacayl waxaana ka Jawaabay fanaan oo yiri

WAA MAXAY JACAYL??? waa macaan Ama waa qaraar hadba waa siduu

kuu soo maree marka jacaylha Waa run hadba waa siduu kuu soo maro

qofka mar waxaa laga Yaabaa In laga waraabinayo labo dhan taas macnaheedu waxaa

Weeye Labada qofba ay wada dareemaan jacaylka markaas waa

Macaan marka uu qaraarka noqonayana waxaa weeye marka laga

Waraabinayo hal dhinac ha ahaado dhanka ninka ama haweenta

Jacaylka waxa uu leeyahay Aabe, Hooyo, Walal, Dad uu jecelyahay,

Dad uu necebyahay, Waxyaabo ay wada socdaan, Meel uu Kayimaado, Meel uu dago ,

Waxyaabo uu Jecelyahay, Waxyaabo uu Necebyahay, bal hadaba aan eegno

Waxyaabahaan soo sheegnay Sida ay suura gal u yihiin

Aabihiis -Nasiib Hooyadiis -calaf  Walaalihiis -dadaal Dad uu jecelyahay –

Ruuxa daacada ah Dad uu necebyahay – ruuxa aan daacada ahayn

Waxyaabo ay wada socdaan -dookha Meel uu kayimaado –

Dareen uu qofku wax dareemo Meel uu dago – qalbiga

Waxay wada socdaan — Dookha Hadaba jacaylaka haduu yahay

saas miyuusan la mid ahayn ruuxa Insaankaa oo kale??? Jawaabtu waa haah

waayo intaasba bilaw Aadanka waa leeyahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Dhanka luuqada carabiga ayana waxaa jira erayo kuwaas la mid ah oo l

aga soo gaabiyay erayga carabiga ah ee (cishqi) bal aan asagana

eegno waxa laga soo gaabiyay iyo saamayntiisa

C -caniifa SH – shamsi Q I qadiim Hadaba waad aragtaa erayadaas

siday ay ugu base garaysan yihiin Xaqiiqda macnahoodoo ah, caniifa,adag,

shamsi, qorax, qadiim, soJacaylku waligiis waa jiray waxaana nahay mataano

waxaana ku Kulanaa nolosha, jacaylkU asagaa Nooma baahna ee anagaa

Ubaahan, Jacaylka waa wax soo jireen ah ilaa iyo abuurkii xaawo Iyo aadan,

Jacaylka kamaan maarano asagana Nagama maarmo Jacaylka waa cudur

dawadiisuna waa qofka aad jeclaatay oo kugu garab istaaga beerana geed

laga waraabiyo labada Dhan waxaa jira dad fara badan oo u dhintay jacayla

dadkaas oo ahaa qoomiyado kala gadisan waayo jacaylku mayaqaan da,waqti,

madaw iyo cadaan.jinsi midna (waa lax dhukan abaar moog)

dadkaas waxaa kamid ahaao Jireen ah

Laylo

Qays

Cilmi

Hodan

Juuliya

romi

Grendiano

Iyo waliba dad kaloo aad u fara badan oo aanaan halkaan ku soo

koobi karin hadaba mucaashqiintaas geeriyootay waxaa hadaladoodii

ka mid ahaa JUULI – ( do you keep aware that i abamdone eating,

sleeping, relaxing, for sake of your Adore) ROOMI – ( my love for you has grown

deeper and deeper) (my love for you is like ashadow wich never leaves it,s

owner CILMI -Aniguba qadraan soo arkiyo qaararkii hodane in aan

Eebahay idin qaribin qariya laabtiina anigoon xabaal la igu hamsiin

Waanan ka harayne haday hawl yaraan idin latahay aniga waa

Hooge, maqaalkaan kumaan soo koobi karo hadaladoodii ugu

W/Q  fua;aad Deeqsi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: