• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

Geeraar jaceyl ah


  • Dacadoow aboowe
  • Danta lagama xishoodee
  • Dareenbaa I helay
  • Daal aan dhamaaniyo
  • Diifbaa I haysa
  • Durba nabarbaa I helay
  • Dadkii ka go’ay
  • Diiday raashinkii oo
  • Daayay cabidii
  • Daa’inbaa wax daweeyee
  • Dabiib ii noqo
  • Dugsiimo aan kaa helo
  • Daacad baan ahaye
  • Dulli ha’i moodin
  • Dooqeygaa ku raacee
  • Dabacsanaanta warkeyga
  • Dareenkiisan la how
  • Durba jawaab iyo
  • Dareenkaaga isii
  • Deetana ii garoow

2 Responses

  1. fadlan ii soo dira geeraaro jaceyl

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: