• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

War Deg-Deg ah:-Dagaal xoogan oo ka qarxay Magaalada Balad-Weyne iyo Xizbul Islaam oo Xaafadaha magaalada laga saaray


(Balad-Weyne):-Magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan ka socanaya dagaal xoogan oo u dhexeeya Ahlu sunnah iyo Ciidanka Xizbul Islaam iyadoo magaalada ay la sii wareegayaan Ciidanka Ahlu sunnah.

Wararka xiligan naga soo gaaraya Magaalada ayaa sheegaya in Ciidamada AHlu Sunnah ay dagaalka soo xoojiyeen iyagoo magaalada ka soo weeraray jihooyin badan sida warka nagu soo gaaray.

Dagaalka ayaa awoodiisa waxa ay ka bilaabatay bariga Magaalada iyadoo wadooyin badan ay ka soo galkeen Ciidanka Ahlu sunnah oo la sheegayo in ay kaabayaan kuwa Dowlada KMG ah.

Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu wadooyinka dhanka Galbeed xiliga u sii socanayo iyadoo Cidiamada Xizbul Islaam qaar badan oo ka mida ay guud ahaan magaalada isaga bexeen.

Wixii Dagaalkaasi ku soo kordha kala soco Wararka Wehlie.Com Insha allaah.

Xafiiska Weheliye Wararka Soomaaliyeed Wehlie.Com

Muqdisho-Somalia.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: