• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

Kenya oo Ciidamo badan soo dhoobtay Xuduuda Dhoobleey



“>

Kenya ayaa Ciidamo lagu Qiyaasay 1500 (Kun & Shanboqol) oo Askari soo Dhoobtay Magaalada Libooya Kenya ee Gobolka NFD oo 18 KM u jirta Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubadda Hoose.

Ciidamadaasi ayaa la sheegayaa inay ku Hubaysanyihiin Noocyada kala duwan ee Gaadiidka Dagaalka iyo Diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee Helicopters-ka ah.

Gudoomiyaha Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ee Magaalada Dhoobleey Sheekh Maxamed Carab oo u waramay Idaacadda Hornafrik ayaa sheegay inay ka warhayaan Dhaq-dhaqaaqaasi Ciidan isla markaana ay Diyaar u yihiin.

Ciidamadan ayaa sidoo kale la sheegayaa inay Dhibaato xoogani ku hayaan isla markaana ay Baaritaano adag ku sameynayaan Gaadiidka iska kala Goosha Xuduuda labada Gobol.

Lama garanayo ujeedada rasmiga ah ee ay Kenya Ciidamo intaas la eg u soo dhoobtay Magaalada Libooyo Kenya

xigasho

somalimirror.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: