• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

Dagaalo iyo duqeymo oo xalay ka dhacay caasimada Magaalada Muqdisho.


Waxaa Xalay fiidkii hore caasimada Magaalada Muqdisho waxaa hareeyey Madaafiic iyo dagaalo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG, AMISOM iyo Xarakada Alshabaab oo dhinacyadaasi ka soo horjeeda.

Halkaan ka akhri





Warar dheeraad ah ayaa  saaka ka soo baxay dagaaladii iyo duqeymihii xalay ka dhacay caasimada Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegaan in ay jiraan khasaare dad shacab ah ka soo gaaray Madaafiic lagu garaacay xaafado ka mid ah Degmada Hodon iyo Degmooyinka dhanka Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale dagaaladii iyo duqeymihii xalay ka dhacay  magaalada Muqdisho ayaa waxay qeyb ka yihiin dagaalada iyo duqeymaha ka dhaca Caasimada Magaalada, intii ay socdeen madaafiicda culus waxaa xaalad cabsi ah soo wajahday dadka shacabka ah ee ku nool xaafadaha madaafiicda ku tuurayeen ciidamada AMISOM.

Dhanka kale Waliilka SomaliSwiss oo Xariir la samaynay goobaha caafimaadka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka la keenay dhaawacyo kala duwan oo shacab ah, dadkaasi oo xalay ku waxyeeloobay madaafiicda iyo rasaastii cuslayd ee dhex martay dhinacyada isku haya caasimada Magaalada Muqdisho.

Xigasho SomaliSwiss    Muqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: