• booqadayaasha

    free counters
  • i love somalia

  • date

baro sida aad internetkaada uga dhigi laheed sariic


1=waxaa click ku siineysaa START button oo laga helo desktiopka

2=kadibna fur RUN

3=markeey kuu furanto RUN waxaa ku dhax qortaa gpedit.msc

4=OK ku dheh

5=kadibna beejka kuu furmaayo waxaa ka dhax raadisaa sidan ‘Administrative templetes“. kadibna click ku sii

6=markow furmo waxaa hadana ku siisaaa click ‘NETWORK

7=kilik ku sii hada meesha eey ku qorantahay ‘QoS Packet Sheduler

8=kilik ku sii sidoo kale ‘Limit reservable bandwidth”.

9=Qaanada kuu furmeyso qeebta SETTINGS kadooro ‘enabled” kadibna waxaad arkeysaa qaanad yar oo hoose

eey ku qorantahay tiro ah 20 tiradaas yareey oo ka dhig 0(eber) kadibna OK DHEH ISKANA XER

BY:ABDIMALIK

One Response

  1. Jiilkan jalaqsan oo waqtigan
    jira adaa ugu jamaal wacan
    joogdheertii jowharadaay
    jamaal uwacaneey haiga
    jiifsan jariiracaan daremi
    jugmarkaad kutiraah
    jismigeyga jalaqsaney !

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: